Muhiim! Dhukumiintigan ama websaytkeena waxaa ku jira macluumaad muhiiim ah oo ku saabsan adeegyada uu bixiyo Xafiiska Barnaamijka U Hogaansanka Heshiiska ee Dawlada Dhexe, ama FCCP. OFCCP waxa uu dhaqan geliyaa shuruucda ilaalisa shaqaalaha ee la ilaaliya anshax marinta shaqada iyo lacagta. Hay’adu waxay leedahay khayraad badan oo sharaxa xuquuqda shaqaalaha iyo sida ay u xarayn karaan cabashooyinka qofku uu xaqa u leeyahay. Waxaa muhiim ah in aad fahanto macluumaadka ku qoran waraaqahan/bogan, oo waxa aanu kugu siin doonaa macluumaadka luuqada aad doonayso iyadoo wax kharash ah aan lagaa qaadin. Si aad u dalbato turjubaad ama adeegyada turjubaada, u dir iimeel OFCCPLanguageAccess@dol.gov ama wac 1-800-397-6251.